Fanaannada Caanka Ah Ee Aamina Afrik Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa, Kana Hadashay Dareenkeeda Markii Ugu Horraysay Oo Ay Booqasho Ku Timaado Somaliland
Fanaannada Caanka Ah Ee Aamina Afrik Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa, Kana Hadashay Dareenkeeda Markii Ugu Horraysay Oo Ay Booqasho Ku Timaado Somaliland
(SLT-Hargeysa)-Kooxda xiddigaha geeska ayaa waxa ay magaalada Hargeysa ee si weyn ugu soo dhaweeyeen fannaanada caanka ah ee Aamina Afriik oo markii ugu horraysay booqasho ku timid Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO