Connect with us

somalilandtoday.com

Xukuumadda Oo Xabsiga U Taxaabtay Qaar Ka Mid Ah Carruurta Derbi-Jiifka Ah Ee Hargeysa Oo Dibad-Bax Ka Hor Sameeyay Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada

focus

Xukuumadda Oo Xabsiga U Taxaabtay Qaar Ka Mid Ah Carruurta Derbi-Jiifka Ah Ee Hargeysa Oo Dibad-Bax Ka Hor Sameeyay Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa xabsiga u taxaabtay maanta qaar ka mid ah carruurta derbi-jiifka ah ee magaalada Hargeysa, ka dib markii ay kusoo hor xoomeen wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada.

Carruurtan derbi-jiifka ah ayaa cabasho la hortagay wasaaradda iyagoo ku andacoonaya in xaqqoodii ay cuntay wasaaradda arrimaha bulshadu.

Hase ahaatee wasaaradda ayaa ku dooddaysa in carruurtu ay arrintan caadeysteen.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top