(SLT-Hargeysa)-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee xisbiga WADDANI Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamac ayaa waxa uu ka warramay taariikhda Faysal Cali Waraabe iyo xidhiidhka dhexeeya madaxda Soomaaliya ee hadda joogta iyo dawladdii Millatariga ahayd ee Siyaad Barre, Halkan hoose ka DAAWO