Connect with us

somalilandtoday.com

Axmed Silaanyo 80 cod ayaa la yidhi waa lagaaga helay. H.Jeclo reer qudha may caayin

Articles

Axmed Silaanyo 80 cod ayaa la yidhi waa lagaaga helay. H.Jeclo reer qudha may caayin

Axmed Silaanyo 80 cod ayaa la yidhi waa lagaaga helay. H.Jeclo reer qudha may caayin, dhul gariirna kumuu dhicin waxaana doorashadii danbe la galay iyadoo umadiiba Kulmiye ah.

Jeegaan, Jeegaan, Jeegaaan hoonkiibaa nagaga dhagay.
Tolow cabaadka ma joojina oo Xisbigii Wadani meel adag ayuu kaga hayaa oo imikaba Muuse waa ku jiqe ma tageeraa?.
Habar Jeclo iyo H.Awal waa dad inala

dhashay raguna wax uu isku qabtaa aduunkiina muu rogman maalintuu Wadani dhacaye mucaaradad caqliga gasha ma la nimaadna. ?.
Caydu waa hubka nin awood waayay ee cayda ma joojiina?.
Lacagtii Xisbiga ma ururinaa, dadkana ma soo jiidana.
Garxajis Garxajis Garxajis Garxajis Garxajis Garxajis Garxajis Garxajis Lagaaga murmi maayo ee isagoo kuu xaajasan umada kalena saaxiibo maad ku yeelan, mise kaas oo weliba aanad niyad badan u haynin ayuunbaad ku sayixi, umada kalana way kaaga tegi ileyn waa Qoladaadiiye.
Waa talo aad u culus hadaad diido u diyaar garow.

  1. Garxajiska aad sheegayso laftiisa oo kala dhaqaajiya oo Danley noqda.
  2. Jin Dagaageyga oo kolba 300 soo qadeysiiya.
  3. Sida caadada ah Jilib kasta oo Jin Dagaageygiisa difaacda.
  4. Muuse Biixi iyo raga laga cabanayo oo doqoniimada iyo asqada ka faaiideysta oo ninkii ay Xiniinyo ku arkaana fogeeya, Daaquudadana soo xareysta.
  5. Iyo adigoo Baroor iyo cay mediaha la dhex taagnada.
    Igaba dhan.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top