Connect with us

somalilandtoday.com

Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay Inay Dalka Ka Saarayso 113 Dhakhtar Ajaanibka Ah Iyo Sababta

focus

Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay Inay Dalka Ka Saarayso 113 Dhakhtar Ajaanibka Ah Iyo Sababta

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa waxa ay shaacisay in dalka laga saarayo dhammaan dhakhaatiirta ajaanibka ah, iyadoo la hubinayo shahaadooyinka ay haystaan.

Guddoomiyaha mihnadlayaasha caafimaadka Somaliland Dr. Axmed Xaashi Oday ayaa waxa uu sheegay in 113 dhakhtar oo sharcigu uu ka dhacay ay dalka joogaan maant isla markaana laga saarayo dalka.

Guddoomiyaha mihnadlayaasha caafimaadka Somaliland Axmed Xaashi Oday ayaa sidoo kale waxa uu shaqo ay qaban karaan dhakhaatiirta reer Somaliland aan loo ogolaan doonin inay qabtaan dhakhaatiir ajabani ah.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top