Connect with us

somalilandtoday.com

Waydii Dadwaynow. By : Khadar Adam Aw Muuse

Articles

Waydii Dadwaynow. By : Khadar Adam Aw Muuse

23/1/2019

Dadwaynow waxaad waydiisaan madaxwayne muuse iyo gudoomiyaha ururka ucid ,halkee la mariyey sawirkii indhaha ee dadwaynaha laga qaaday ee lahaa doorasho ayaad ku galaysaan si aanu ku celcelis u dhicin ,hadaba waxaa iswaydiin leh reer somalilanow miyaad ku gasheen doorasho ? xagee la geeyey kaadhadhkii indhaha ee la idinka qaaday? Komiishanku se maxay dadka beenta ugu sheegayeen iyagoon sawirkaa indhah doorasho ku qaban? Xageese ay geeyeen miyey daadiyeen , inta suaalahaasi taagan yahiina oo aanay komiishanka iyo faysal iyo muuse ka jawaabin ma dhacayso in komiishanka laga laabta kala diridooda ,waayo ,waxay galeen khiyaamo sawir beenanan dadkay

ka qaadeen dooroshana laguma galin,
Markaa ma faysal ,faysal waxa uu rabaa in uu bililiqaysto codka musharaxiinta oo uu ku soo saaro kuwa qabiilkiisa sidii horeba u dhacday , muusana isna nin uu doonayo mooyee nin kale oo cod ku soo baxayaa majiro ee waxaa haboon in loo dhug yeesho dadwaynow khiyaamada ay damacsan yahiin muuse shaani iyo laba wajiile faysal .

Dadku waxay u arkaan in labadan nin daacad ,waa labdii nine e khalkhlaka galiyey doorashii dowladaha hoose ee sandkii 2012kii, ee ninkii ay rabeen uun keenay meesha, qabashada doorasha ee eega waxa ragani damacsanyahiin , waa rag bahashu fadhfadhud.

By : Khadar Adam Aw Muuse

mixile190@gmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top