Connect with us

somalilandtoday.com

Wasaaradda Ganacsiga Somaliland, Oo Soo Saartay Go,aan Ay Kaga Hor-tagayaan Dadka Aan Lahayn Liisamada.

focus

Wasaaradda Ganacsiga Somaliland, Oo Soo Saartay Go,aan Ay Kaga Hor-tagayaan Dadka Aan Lahayn Liisamada.

(SL-T Burco) Isuduwaha wasaarada ganacsiga warshadaha, iyo dalxiiska Somaliland ee gobolka Togdheer, Cabdi Maxamed Ismaaciil , ayaa maanta war-saxaafadeed uu soo saaray,

Waxa uu ku wergaliyey ganacsatada qaybaheeda kala duwan, in ay dhammaatay mudadii uu wasiirka, wasaarada ganacsiga, warshadaha, iyo dalxiiska Somaliland, Mudane Maxamuud Xasan Sacad, uqabtay ganacsatada aan lahayn liisamada in ay ku samaystaan, halka kuwa ay ka dhaceen liisamaduna ay ku cusboonay siistaan,

Cabdi Maxamed Ismaaciil ayaa sidoo kale xusay in marka lagaadho 01/02/2019 ay fulin doonaan amarka dawladda,

Nuqulka Wergalinta:

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top