Connect with us

somalilandtoday.com

Talo Bixin Muranka Doorashada Baarlamanka Somalilan Gaar Ahaan Saami Qaybsiga

Articles

Talo Bixin Muranka Doorashada Baarlamanka Somalilan Gaar Ahaan Saami Qaybsiga

waxaa markii afraad mudo kordhin loo sameeyay GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND oo 15 sano kuraasida fadhiyay markasta oo wakhtigu ka dhamaado waxaa la sheegaa dhawr qodob oo caqabad ku ah in doorsho la qabto qodobadaa waxaa ugu xoog wayn qodobka saami qaybsiga gobolada somaliland oo gobolada qaarkood ogolayn xeerkii lagusoo doortay baarlamankan iminka fadhiya oo hadaba aqoontayda gaaban waxaan soo jeedin lahaa inta la helayo saami qaybsi lagu wada qanacsanahay oo saxa in baarlamankan iminka joogu lagu bedelo doorasho somaliland oo dhan ah WAANA SIDAN sadexda xisbi qaran in midwaliba keeno 82 musharax oo dalka oo dhan looga wada codayn karo metelan anigoo kasoo jeeda gobolka togdheer kana sharaxan

xisbiga ucid waxaa la iiga codayn karaa saylac ama xudun ama dalka oo dhan waxaan soo baxaya 82 xildhibaan ee ugu codka sareeya somaliland isla markana aan gobol gaara lagasoo dooran ee lagasoo doortay somaliland waana sida aynu madaxwaynaha u doorano
Allaa mahadle

By cilmi jaamac cawed

cilmijaamac@hotmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top