Connect with us

somalilandtoday.com

Midawga Yurub Oo Cunaqabatayn Ku Soo Rogay Sarakiil Ruush Ah .

focus

Midawga Yurub Oo Cunaqabatayn Ku Soo Rogay Sarakiil Ruush Ah .


(SLT-London)Midowa Europe aya waxaa uu cune qabateeyn ku soo rogay Saraakiil sare oo ka tirsan sirdoonka military ee Ruushka ee GRU loo yaqaano, Sababta cune qabateyntuna waa weerarkii suntan loo adeegsaday ee ka dhaca Salisbury.

Afar Qof ayaa lagu soo rogay cune qabateeynta waxaana ka mid ah Hogaanka iyo ku xigeenka GRU iyo Labo shaqsi oo lagu eedeeyay in ay weerarka fuliyeen.

Sunta la adeegsaday nuuceedu waa Novichok waxaana lala beegsaday Xubin horay uga tirsanaa Sirdoonka UK iyo Rushka, balse hadda degan .

Cune qabateeynta waxaa ku jira Hanti la fariisiyay iyo Socdaalka oo laga mamnuucay.

Midowga Europe ayaa tilaabadaan waxaa uu uga golleeyahay in uu taageero ugu muujiyo UK

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top