Connect with us

somalilandtoday.com

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Laga Mamnuucay Fadhigii Saaka Ee Muddo Kordhinta Oo Si Adag Uga Hadlay Tallaabadaasi

focus

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Laga Mamnuucay Fadhigii Saaka Ee Muddo Kordhinta Oo Si Adag Uga Hadlay Tallaabadaasi

(SLT-Hargeysa)-7 xildhibaan oo ka mid ah guddidii loo saaray muddo kordhinta golaha wakiillada Somaliland ayaa loo diidey in ay galaan xarunta golaha guurtida, sida ay ii xaqiijiyeen qaar ka mid ah xildhibaannada loo diidey inay golaha soo galaan.

Toddobada xildhibaan ee loo diidey golaha ayaa kala ah;

  1. Xildhibaam Maxamed Dheeg
  2. Xildhibaan Cabdicasiis Booshcade
  3. Xildhibaan Axmed Shide
  4. Xildhibaan Sheekh Cabdiraxmaan
  5. Xildhibaan Axmed Dirir
    6.Xildhibaan Xirsi
  6. Xildhibaan Axmed Gacan.

Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top