Connect with us

somalilandtoday.com

Shirkada Dahabka Qodaysa Ee Degaanka Ceeldibir Ee Degmada Maydh , Waa Horumar U Soo Kordhay Bulshada

Articles

Shirkada Dahabka Qodaysa Ee Degaanka Ceeldibir Ee Degmada Maydh , Waa Horumar U Soo Kordhay Bulshada

Beryahan waxaynu maqlaynay in shirkad dahab qodaysa oo sharcigi wasaarada macdanta haysata buuq laku abuuray degaanka ceeldibir .

DADKA buuqa ku abuuraya ay yihiin Qurba joog oo doonaya in ay nabada gelyada khalkhal galiyan

Kuna isticmaalaya lacago ay soo d irayaan OO Lee yihiin shacabka ku dirira shirkadana gacan hadal ku sameeya ayey Qurba joogu samaynayaan ,

Bahasha baqayada la yidhi ma dhasho wixii dhalana way ka xanaaqta ,Hada Qurba jooga degaanka C eeldibir waxana degaanki u soo kordhinmayan

CIDII WAX soo kordhisana rabshado ayey ku abuurayan,

Waar Ama wax la yimaada Ama dadka wax soo kordhiyey xaasidnimada

ka daaya .cheif caqillada iyo suldaanka iyo xildhibaanada iyo waxgaradkuba arrinka iyo shirkadaba way soo dhaweeyen heshiish degaanka ahna way la galeen inta degaanka ka talisaana waa cuqaasha suldaanka xildhibaanada ,wasaaradu inta ayey degaanka wax ka waydiinaysa
LAKIIN niman debeda casiirka ku cabaya OO qaxootiya, hadaba waraaqay so qoraan lama dhagaysanayo xukuumaduna yaanay dheg jalaq usiin ,

Raga sidaa samaynaya ee Qurba jooga ahi waa ragii markii jabhadu buurta soo gashay in jabhadu joogto buurta Tageerayey, waxayna ka shaqeeyan xumaanta iyo nabad gelyo xumada Wanaagana kama shaqeeyan

Wasaaradu ha tixgaliso cuqaasha iyo suldaanka iyo xildhibaanada ogolaashahoda , waraaq Qurba joog qaxootiya hadalkoda ayaan dheg jalaq loo siin .

Qurba jooga waxan Lee yahay WAAR meelaha qoxootiga ku joogtan wax ka noqda oo horimarka indhaha u fura iyo x idhiidhka bushada .

Halgan intii joogta ayaa go,aankeda iyo aayaheeda wax laga waydiinayaa ee shaqo idiin Taal maaha ,by mire cali xasan.

mohamedhassan3867@gmail.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top