Connect with us

somalilandtoday.com

Ninkii Ugu Da’da Waynaa Adduunka Oo Geeriyooday.

focus

Ninkii Ugu Da’da Waynaa Adduunka Oo Geeriyooday.


(SLT-Tokyo)Maanta waxaa dunida isaga tagay oo geeriyooday mid kamid ah ragii ugu cimriga dheeraa adduunka inta la ogyahay.

259 cisho oo kaliya ayaa laga jogaa markii la gudoonsiiyay shahaadada ninka dunida ugu da’da weyn, diiwanka lagu qoro waxyaabaha dhif iyo naadirka ah ayuu sidaasi ku galay (Guinness World Records).

Waxaa lagu magacaabi jiray Masazo Nonaka waxaa uuna u dhashay dalka Japan oo uu iminkaba ku geeriyooday, waxuu dhashay July 25, 1905.

waaberigii saakay ayuu ku geeriyooday gurigiisa xili uu hurdaaye sida ay Daily Mail u xaqiijiyeen ehelkiisa, waxa uuna jiray 113 sano.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top