Connect with us

somalilandtoday.com

War Deg-deg Ah: Xisbiga KULMIYE Oo Maanta Ku Dhawaaqay Wakhtiga La Qabanayo Shirka Golaha Dhexe Iyo Magaalada Lagu Qabanayo

focus

War Deg-deg Ah: Xisbiga KULMIYE Oo Maanta Ku Dhawaaqay Wakhtiga La Qabanayo Shirka Golaha Dhexe Iyo Magaalada Lagu Qabanayo

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa waxa ay maanta ku dhawaaqeen wakhtiga la qabanayo shirweynaha golaha dhexe xisbigaasi.


Xisbiga KULMIYE ayaa sheegay in 23 bisha Labaad ee sannadkan 2019-ka ay qabanayaan shirkoodii golaha dhexe.

Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa ay sheegeen in uu ka dhacaayo shirkaasi.


Shirkan ayaa waxa la filayaa in lagu dooran doono hoggaanka cusub ee shanta sanno ee soo socota.


Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa hore ka digay in shirka xisbiga KULMIYE la geeyo magaalada Boorama, waxaanu ku taliyay in haddii aan la doonayn in xisbigaas la baabiiyo shirkiisa lagu qabto magaalada Hargeysa ee caasimadda ah.


Muuqaalka warkan goor dhaw la soco

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top