Connect with us

somalilandtoday.com

DAAWO: “Koomishanka Kuwii 2009-kiiba Waa La Kala Diray, Kuwana Waa In La Kala Diraa “ Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Luuqad Adag Kaga Hadlay Muranka Doorashooyinka.

English

DAAWO: “Koomishanka Kuwii 2009-kiiba Waa La Kala Diray, Kuwana Waa In La Kala Diraa “ Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Luuqad Adag Kaga Hadlay Muranka Doorashooyinka.

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa wareysi siiyay BBC-da waxaa uu ku sheegay in haddii ay labada xisbi ee UCID iyo KULMIYE ay ku tashadeen in masiirka Somaliland ay kaligood ka taliyaan oo doorasho kaligood galaan in la kala tashan doono oo aanu xisbiga WADDANI daawade ka noqon doonin doorasho u gaar ah labadaas xisbi.

Guddoomiye Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa sheegay in Somaliland ay ku sii socoto nidaamka kali taliska taasina ay horseed u noqon doonto dhawac ku yimaada Nabad galiyada iyo xasiloonida Somaliland, waxaanu ka warramay madaxda beesha caalamka oo kulamo la yeeshay, Halkan hoose ka DAAWO

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in English

To Top