Connect with us

somalilandtoday.com

In Ka Badan 30 Qof Oo Lagu Dilay Dalka Maali

focus

In Ka Badan 30 Qof Oo Lagu Dilay Dalka Maali

(SLT-Mali)-Dabley hubeysan oo watay mootooyin ayaa la sheegay inay dadkaasi ku dileen Waqooyiga dalkaasi, halkaasi oo ay ka dhacaan iska horimaad dhinaca dhulka iyo biyaha.


Duqa Degmadda Menaka , Nanuut Kotiya oo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay in dadkaasi lagu dilay labo weerar oo lagu qaaday dhowr Tuullo oo isku dhowdhow.

Dableyda weerarkaasi weli lama aqoonsanin, iyadoo dadka la dilay ka soo jeedaan Qabiilka Tuwaariq, wuxuuna weerarkaasi imaanayaa iyada oo in ka badan 40 qof oo ka tirsan qabiilkaasi lagu dilay isla Tuullooyinkaasi bishii December ee la soo dhaafay.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top