Connect with us

somalilandtoday.com

War Deg-deg Ah: Qarax Ka Dhacay Magalada Muqdisho

focus

War Deg-deg Ah: Qarax Ka Dhacay Magalada Muqdisho

(SLT-Muqdisho)-Qarax jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa mid gaari, isla markaana uu ka dhacay degmada Hodan gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoyska Banaadir iyo Hotelka Karmel.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in Gaadhiga oo ahaa nooca loo yaqano Qooqanta uu qarxay xilli uu wadada socday, hayeeshee ana weli lama cadeyn in uu ku xidhnaa qaraxa iyo in Wadada uu ku aasnaa.
Qaraxa kadib ayaa Gaadhiga waxa ka kacay dab xooggan kaa soo uuradiisa laga dareemay degmooyin ka tirsan gobolkan Banaadir.

Macada cida saarneyd gaadhigaas iyo khasaaraha ka dhashay, hayeeshee waxaa goobta gaadhay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top