Connect with us

somalilandtoday.com

Midowga Afrika Oo Cambaareeyay Weerarka Nairobi

focus

Midowga Afrika Oo Cambaareeyay Weerarka Nairobi

(SLT-Nairobi)-Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Muusa Faki Mahamat ayaa cambaareeyay weerarka lagu qaaday huteelka DusitD2 ee ku yaalla galbeedka Nairobi.

Bayaan kasoo baxay Midowga Afrika, wuxuu amaaan u jeediyay sida degdeg ah ay ciidamada Kenya uga falcelinayaan weerarka.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top