Connect with us

somalilandtoday.com

Dawladda KENYA Oo Maxkamad Soo Taagtay Soomaali Danbi Ku Eedaysan

focus

Dawladda KENYA Oo Maxkamad Soo Taagtay Soomaali Danbi Ku Eedaysan


(SLT-Nairobi)Maxkamad ku taala Magaaladda Nairobi ayaa waxaa ay sheegtay in ay heeyso Cadeymo kiiskooda lagu dhageysan karo Sedax Nin oo loo heeysto in ay ka dambeeyen Weerarkii Westgate mall ee 2013kii Caasimadda Kenya ka dhacay.

Ahmed Cabdi, Liibaaan Cumar iyo Xuseeyn Mustafa ayaa is Difaacistoo Waxaa dhageeystay Maxkamadda Nairobi. Qof Afaraad oo magaciisu ahaa Aadan dheeg ayaa lasii daayay.

Weerarkii dhacay 21kii September 2013kii eel ala beegsaday xarunta laga tukaameeysto ee Nairobi waxaa ku dhintay 67 ruux tiro intaas ka bandanna waa ay ku dhaawacmeen.

Dacwadda Sedax Nin waxaa mar kale la dhegeeysan doona 21 Bishaan Janaayo, sida ay maxkamaddu sheegtay.

Maxkamdeyntooda ayaa soo bilaabatay January 15keedii Sanadkii 2014kii. Xarakadda Al-shabaab ayaana sheeegtay Weerarka ay Dadka badan ku dhinteen Nairobi dhacay Shan Sano ka hor.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top