Connect with us

somalilandtoday.com

Wasaaradii laguu dhiibay meel ku sheeg Wasiir W/Q Suxufi Mohamed J. Umal

Articles

Wasaaradii laguu dhiibay meel ku sheeg Wasiir W/Q Suxufi Mohamed J. Umal

Tuug waa is-qariyaa,

Halka uu ka xado tulud,

Tahan buu ka guuraa,

Toddobaadkan Xaajow,

Mid tiriig sitaa yimid, Ibraahim Gadhle

Qofku markuu fashilmo waxaa u furan waddo ee aan u tilmaano wadadaasi Wasiir Guribarwaqo Mudane wasiir waxaan kugu Dhiirigelinayaa inaad Xilka Dhiibto oo aad Umadda ka xishoooto

kaama sugayno maanta xilgudasho waayo si foolxun ayaad u fashilantay weliba waxaad ku dartay Inaad la goletimaado Sanadka labo ayaa la kala noqonayaa oo qofkii naga horyimaada waa Somaliland Diid
Miyaadan ogeyn Wasiir in la gubayo Buugaagii Faca iyo Jiilka soo socda si aanay Dhaqan xumada ku qoran u arag Wasaaradii laguu dhiibay meel ku sheeg Wasaaradii Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Meeday xagay ku danbaysay Tvga Qaranka Qaybtii gudaha ayaa Todobadkii hore fadhiisatay Idaacaddii ayeynu Ognahay Xaalkeeda Dhaqanki adaaba dilay oo isna waad ogtahay Wasiir Wacyigelin Warkeedabada Daa Bi’i Waaye Wasiirkii Hanuuninta ayaad tahaye markaasaada leedahay “Sannadkan cusub, waxaa loo kala baxayaa Somalilander iyo Somaliland diid. Markaa ninkii aan Somaliland Hunguri ka qabin ama aan ku kalsoonaynoow, Xamar way kuu bannaan tahay. ” Saw Guuldaradaada Hadalkaagu inooguma filna Kan danbe soo geli wll

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top