Connect with us

somalilandtoday.com

Kaftanka Caawa: Buuxso Meelaha Banaan. By Nuur Guruuje

Articles

Kaftanka Caawa: Buuxso Meelaha Banaan. By Nuur Guruuje


Doorashada baarlamaanka iyo Deegaanku waxay u muuqdaan in ay kala hadhayaan .

Haday kala hadhaan , waxaa muuqata in Doorashada deegaanku qabsoomi dooto xili ka mida sanadka 2019 .

Haday dhacdo doorashada deegaanku waxaa suurta gala isbadal aan hada dadka u wada muuqan .

hadii isbadalkaasi yimaado , xiise cusub iyo xamaasad cusub ayaa iman doonta .

Hadii xiisahaasi yimaado , jeegaan danbe la maqli mayo .

Hadii jeegaan la maqli mayo , magacyo kalena lamaqli mayo .

Hadii magacyadaa la maqli waayana jilayaal cusub ayaa soo bixi doona .

Hadii kuwaasi soo baxaana , ciyaartay cusub ayaa soo bixi doona , haday soo baxaana ciyaaro cusub baa iman doona .

ugu danbayn ,caawa faaladu waa buuxso meelaha banan.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top