Connect with us

somalilandtoday.com

Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag Uga Hadlay Muranka Ka Taagan Doorashooyinka Iyo Guddiga Doorashooyinka, Madaxweyne Biixi-na Fariin U Diray

focus

Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag Uga Hadlay Muranka Ka Taagan Doorashooyinka Iyo Guddiga Doorashooyinka, Madaxweyne Biixi-na Fariin U Diray

(SLT-Hargeysa)-Hoggaamiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan oo maanta warbaahinta kula Hadley xarunta dhexe ee xisbigaasi ayaa waxaa uu si adag uga hadley muranka ka taagan doorashooyinka iyo Kominshanka doorashooyinka qaranka.

Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa waxa uu sheegay in xisbiga Waddani aanu marnaba aqbali doonin in Kominshankan doorashooyinku uu doorasho danbe u qabto isla markaana aanay jirin cid ku qasbi karta xisbigooda aragti kale.

Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa waxa uu caddeeyey in aaney suurto-gal aheyn in dalka ay ka dhacdo doorasho laba xisbi oo kali ah, Halkan hoose ka DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=QJ_qZP7b7GE&feature=youtu.be

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top