Connect with us

somalilandtoday.com

Baadari KENYA U Dhashay Oo Si Qarsoodi Ah Dadka Ugu Gaalaysiiya Magaalada Muqdisho.

focus

Baadari KENYA U Dhashay Oo Si Qarsoodi Ah Dadka Ugu Gaalaysiiya Magaalada Muqdisho.

Baadari Faafinta Diinta Karishtaanka kawad

(SLT-Muqdisho) Baadari u dhashay dalka Kenya oo shantii sano ee ugu dambeesay ku sugnaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa la sheegay in si qarsoodi ah u wado faafinta diinta Kirishtaanka .

Wargeyska Wordandway.org ayaa qoray in baadari u dhashay dalka Kenya balse la qariyay magaciisa iyo sawirkiisa magaalada Muqdisho ka wado faafinta diinta Kirishtaanka, waxaana baadarigan la sheegay in Muqdisho ku joogo Qandaraasle dhismo.

Baadarigan oo Wareysi siiyay Wargeyska Wordandway.org ayaa sheegay in mudo shan sano ah Muqdisho ku joogo qandaraasle dhismo balse si hoose u wada faafinta diinta karishtaanka.

Waxa uu sheegay Baadarigan in dad u badan Soomaali uu gaadhsiiyay kana aqbaleyn faafiinta Kirishtaanka, waxa uuna xusay in isaga iyo xertiisa si qarsoodi ah isugu yimaadaan qol yar halkaasna ku cibaadeestaan sida uu xusay.

Baadarigan Kenya u dhashay ayaa sheegay in xertiisa Soomaalida ah ka baqayaan in ay is cadeeyaan iyaga oo ka baqaya qoysaskooda, waxa uuna xusay marka ay fursad helaan in qol yar isugu tagaan ayna halkaasi ku heesaan kuna cibaadeestaan.

Halkan ka Akhriso Warbixinta Baadriga Kenyanka ee Muqdisaho ku faafiya Kirishtaanka

wordandway.org/2019/01/08/christian-workers-in-somalia-worship-in-secret-fear-al-shabab/

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top