Connect with us

somalilandtoday.com

Raali Galin Akhristayaasha Somalilandtoday Ku Socota Muddadii Koobnayd Ee Aynu Kala Maqnayn..

focus

Raali Galin Akhristayaasha Somalilandtoday Ku Socota Muddadii Koobnayd Ee Aynu Kala Maqnayn..

(SLT-Hargaysa) Maamulka iyo hawlwadeenada shabakada Wararka ee Somalilandtoday waxay dhammaan akhritayaasheeda ka raali galinayaan muddadii koobnayd ee aynu kala maqnayn oo Cilad yari jirtay.

Dhammaan akhristayaasha qadarinta naga mudan waxaanu leenahay soo noqod wanaagsan. Goor kasta iyo goob kasta Shabakadda Somalilandtoday.com waxay diyaar idinlatahay warar sugan, xaqiiq iyo dhex-dhexaad ah.

Alla Mahadleh.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top