Connect with us

somalilandtoday.com

Kaftanka Maanta: Mayska Habar Magaadlaynaa: By: Ahmed Nuur Guruuje

Articles

Kaftanka Maanta: Mayska Habar Magaadlaynaa: By: Ahmed Nuur Guruuje

,, Kaftanka maanta, ma iska habar magaadlaynaa ,,.

Waatanoo Beeshii Garxajis mucaaridnimaddii garan wayday , xisbiyadii loo tiranayayna ku hakan wayday, cabasho iyo tv iska dayn wayday ,cadho iyo buuq joojin wayday , hadana iridaha madaxtooyada ka maqnaan wayday .

sidaa markay tahay , waar ilmaadeerayaal , ma iska habar magaadlaynaayoo , Odaygan Muuse intaynu dhabta ku qabano siddii Cigaal aynu 1997 ula soo wareegnay ,Markuu haakah yidhaahdo Ina Cabdi dheere ma kula itaalaa , ilayn waatanoo Madaxtooyadii la inaga kari waaye .

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top