Connect with us

somalilandtoday.com

kaftanka maanta ,halkuu kurusku dhaameel Ka baxay ,dhaafi waa hilib…W/Q Axmednur Guruje

Articles

kaftanka maanta ,halkuu kurusku dhaameel Ka baxay ,dhaafi waa hilib…W/Q Axmednur Guruje

Soomaalidu iyadoo han iyo hawaba Ka midowday oo hiigsigeedu hawadaa marayo ,waatii afwayne good aan la mahadin loosoo direy ,qori caaradii iyo xoog baan Ku wadayaana waatii laga Kari waayay ,aakhirkii waatii noqotay in soomaaliyi isku birjabto.


Mar kale iyadoo soomaaliya kasoo kabanaysa daaduunkii gaadhay ,mar kale wiilkan farmaajo ee jaanta fududi soomaaliya jid baas buu la maray ,ninkii mukhtaar roobay waa xidhay ,galmudugna fiintaa Ka qaylisay , puntland waata tidhi carkee ,axmed madoobane

maanta laandheere banaan degay iyo nin uu yahay buu isu dhigay, cudud milateri ,tikniko iyo ciidana wuxuu soo bandhigay maraykan ayaabad moodaa ,waa halkii abwaankii soomaaliyeede halkuu kurusku dhaameel Ka baxay dhaafi waa hilib?
Axmednuur Guruje

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top