Connect with us

somalilandtoday.com

Ka amusi mayno Dulmiga,Waxa na deeqda Somaliland lawada leyahay,W/Q Hussein Daher Haliye.

Articles

Ka amusi mayno Dulmiga,Waxa na deeqda Somaliland lawada leyahay,W/Q Hussein Daher Haliye.

Induhu way gubanayaan

Qalbigu wuu qiraysaan yahay

Caqligu dulmi bu arka.
Xadhiga Sheekh Aadan Cabdiraxman Warsame (Sheekh Adaan Sunne) waa mid bal marsaan cadaladda oo saalka ku haya ku tagli faal awood dawladeed waxa caddeyn kugu filan in madaxweyne Musse Bihi Cabdi uu Cafis u fidiyaay Sheekha laba bilood ka hor,hataana haba yartee Xoriyaddisi lo celin sidina ugu dul maan yahay Xukumadda talada haysa.
Waxa jirtaay Ashkhaas hore oo lagu eedeyaay dembi inay ka galeen qaranka oo uu ka mid aha Boqoor Buurmadow,caafis Madaxweyne aya lagu dayaay.
Hadaba su’asha is weydinta Mudan waxa weyi waa maxay sababta Caafis Madaxweyne u gaban wayay sheekha madama una dhiig da’din ?
Mise tolow cid gar ayu uu xidhan yahay,ila intay yaaku fasaxayaan ama awooda gacantoda ka baxayaso aya la sugayaa ?
Somaliland lawada leyahay aya ina deeqda dhamanten,lkn haddi la heli waayo waxan uu baqayaa in qaranimadenu si jiri karin!
Allah Mahadleh Hussein Daher Haliye

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top