Connect with us

somalilandtoday.com

Faysal Caii Waraabow Laba Qodob Miduun Halagaahelo

Articles

Faysal Caii Waraabow Laba Qodob Miduun Halagaahelo

Faysal cali_waraabow ama waxadnoqotaa Nin mucaarada Oo xukuumada Muuse iyo Xisbiga kulmiye ku mucaarada Oo ku hamiyaaya inuu maruun Somaliland madaxweyne kanoqdo, Ama waxadnoqotaa Nin mucaarada Oo mucaaradadiisu kujahaysantay Xisbiga Waddani Oo kaliya Oo qorshihiisa iyo yoolkiisu yahay inuumarkasta xisbiga waddani adhaxda kajabiyo Oo Aan ujeedo kale iyo hamikaletoona lahayn.

Beesha Garxajisna waxanleeyay waardee ama isqabta ama wakhtiga hanagaluminina.

xasankaruur55@gmail.com

W/Q: Xasan Karuur.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top