Connect with us

somalilandtoday.com

Xubnaha Cusub Ee Ku Soo Biiray Labada Aqal Ee Congresska Maraykanka Oo Maanta La Dhaarinayo

focus

Xubnaha Cusub Ee Ku Soo Biiray Labada Aqal Ee Congresska Maraykanka Oo Maanta La Dhaarinayo

(SLT-Washington)-Dalka Maraykanka, maanta waxaa lagu wadaa in la dhaariyo xubnaha cusub ee ku soo biiray labada aqal ee congresska Maraykanka, iyada oo sanadkan ay, gaar ahaan, aqalka hoose ku soo biirtay triadii ugu badneyd ee dadka laga tirada badan yahay.

Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli ay qeybo ka mid ah hawlihii dawladda dhexe ay xanniban yihiin. Haddaba, wada shaqeynta Aqalka Cad iyo Aqalka Hoose ee Congresska oo maanta uu Dimoqraadigu la wareegayo ayaa Maxamed Cabdi Sandhere waxa uu ka wareystay Jibriil Aw-Maxamed oo bare ka ah Jaamacadda Ohio State.

Jibriil waxa uu marka hore ka hadlayaa sida dhaartu ay maanta ay u dhacayso.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top