Connect with us

somalilandtoday.com

Suganta Abwaan Dheeg :

Articles

Suganta Abwaan Dheeg :

Abwaan Maxamuud Maxamed Yaasiin ( Dheeg) , waa ninka curiyey heeso ay ka mid yihiin .
Ma salguura caashaqo oo ay qaadey Alle ha u naxariistee Xaliimo Khaliif Cumar (Magool)

Dadnimada aqoonso oo ay wada qaadeen Alle ha naxariistee Maxamed Axmed (Kuluc) iyo Xaliimo Khaliif Cumar (Magool)

Sida cinabka beeraha oo ay wada qaadeen Kuluc iyo Magool
Beri hore waxa jirey oo ay wada qaadeen Alle ha naxariistee Maxamed Jaamac Joof iyo Maryan Mursal Ciise.
Waxa uu abwaanku leeyay qisooyin jacayl iyo waayo nololeed oo aad u xiiso badan .
Buuga laga qorey suugaantiisa , ee Hargeysa lagu soo bandhigey , xiiso badanaa.

Mohamed Boosh

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top