Connect with us

somalilandtoday.com

SOMALILAND: Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Madaxweynaha Baaq U Diray .

focus

SOMALILAND: Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Madaxweynaha Baaq U Diray .

(SLT-Hargaysa)Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Ka Tirsan mudanayaasha aqalka golaha wakiiladda Somaliland ayaa sheegay in madaxwaynaha Somaliland looga baahan yahay inuu fuliyo balan qaadyadii uu sameeyay markii uu safarka ku marayay goboladda bariga.

Xildhibaanka ayaa sheegay in xukuumadda looga baahan yahay in ay furfurto lacagaha ay ku kaydinayaan Khasnadaha waxaana uu yidhi.

“Xukuumadu Lacag badan hortu way uruurisay lakiin goorta la bixin doono iyo goobta lagu bixin doona ayaanan garanayn,mid kalena madaxwaynahu waakii soo maray goboladda dalka oo maalihii uu soo marayna wixii uu ugu balan qaadayna waa laga sugayaa inuu deg deg u fuliyo.Sidaas ayaa uu yidhi xildhibaan bashiir tukaale.

Intaas waxa uu ku daray xildibaan Bashiir Tukaale isaga oo hadalkiisasiiwata.”Dhaqaale Yari Kale majirtee waa lacagtaas la uruuriyay ee sanaa-duuqda lagu gurayo markaas waxaan leeyahay lacagta umada ha gasho oo wax qabadka umadda la galiyo ayay lacagtu wax ku noqonaysaa.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top