Connect with us

somalilandtoday.com

Jabhadii ONLF Oo Shaacisay Inay Isu Badaleen Xisbi Siyaasi Ah.

focus

Jabhadii ONLF Oo Shaacisay Inay Isu Badaleen Xisbi Siyaasi Ah.

(SLT-Jigjiga)Ururka ONLF ayaa maanta ku dhawaaqay inay sameysteen xisbi siyaasadeedoo ka qeyb geli doono doorashada Dowlad Deegaanka Soomaalida isla markaasna ka dhex muuqanayaa siyaasadda dalka Itoobiya.


“Jabhadda xoreynta Ogaadenia 1991-kii ayay xisbi ka noqotay dalkan oo ay doorashada ka qeyb gashay oo maamulkii ugu horreeyay deegaanka soomaalida ka dhistay, hadda soo noqoshadeeda waxaan maanta shaaca ka qaadeynaa in si buuxda siyaasaddeedii dib ugu noqon doonto oo si nabadgelyo ah doorashooyinka soo socda uga qeyb geli doonto” ayuu yidhi Maadeey.

Wuxuu sheegay in hadda ay si nabadgelyo ah ay ku raadinayaan xuquuqda iyo danaha shacabka.


Isbadalka Raysal Wasaaraha Itoobiya Abby Axmed ayaa keenay inay hubka dhigaan Jabhadii ONLF.

Jiritaan

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top