focus
War Deg-Deg Ah: Madaxweeynaha Somaliland Oo Sameeyay Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis
Madaxweeynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis;
Agaasimaha wasaaradda maaliyadda ayuu u magacaabey, Maxamed Cabdi Guyrxan
Agaasimaha wasaaradda cadalaadda ayuu u magacaabey, Cabdiraxmaan Faahiye Musaabiqo.
Maareeeyaha Madbacadda Qaranka wuxuu u magacaabey, Maxamuud Ibraahin Raage.
Guddoomiyaha gobolka Sool wuxuu u magacaabey, Cabdiqani Maxamuud Jiidhe.
Waxaa xilkii laga qaadey; Guddoomiyaha gobolka Sool iyo ku xigeenkiisii iyo maareeyihii madbacadda qaranka.