Connect with us

somalilandtoday.com

,, kaftanka caawa , only habar jeclo ,, .

Articles

,, kaftanka caawa , only habar jeclo ,, .


Caawa reer awoowgay bah xabuusho ayaan la kaftamayaaye ,

Ilmaadeerayàloow waataa o dhan jirteen baqaha barri karow ,doorkii dhawayse waxaa u badasheen baqaha bogox karow ,sidii ciyaarta bidixda uga rogteen ee midigta uga baydheen ayaanad modaa in wax waliba jirjircadka isaga rogeen ,markaa hadii ay sida kale u dhigi lahaydeen ,caawa placa iyo kaafi baynu wada shidi lahayn , ceergaabo ayaynu ceergaabadii Ka wada Tumi lahayn , sidii heestii halwad ayaynu gawlaalaale iyo gaashaamo wada mushaaxi lahayn ,yeelkeede waataa goolka inagu dhaliseen hadeer maxaa joogtaan ?

Mase. Idinla tahay in aynu heestii awrta logu heesi jirey sanadka cusub kusoo wada dhawayno ,

Ana caynku igoo

Adna caato Ku gaadhaye

Cadaawoow labadeena
Iyamaa cabanaaya .

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in Articles

To Top