focus

Wasiirka Warfaafinta Oo Shaqadii Ka Joojiyay Wariye Jilay Socodka Madaxweynaha.

Published on

(SLT-Hargaysa) Wasarada warfaafinta Somaliland ayaa muddo aan cayinayn mushaharka ka joojisay Cismaan Cabdilaahi Cilmi (Heer-sare), oo hore u jilay hannaan socodka madaxweyne Biixi.

Heer-Sare, ayaa ka mid ah shaqaalaha wasaarada Warfaafinta. muuqaalkana waxa uu ku dhex duubay wasaarada. Hoos ka DAAWO

Copyright © 2020 Somaliland Today.