focus

Laba Xildhibbaan Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaaladda Muqdisho.

Published on

(SLT-Muqdisho)-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday labo xildhibaan oo mid ka tirsan yahay baarlamaanka Soomaaliya, halka mid kale uu ka tirsanaa dowlad goboleedka koonfur galbeed.

Xildhibaannada geeriyoodaya ayaa kala ahaa: Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle (Col. Ruush) iyo Xildhibaan Kheyre Maxamed Axmed.

Copyright © 2020 Somaliland Today.