Connect with us

somalilandtoday.com

Kooxo Hubaysan Oo Magaalada Qardho Ku Weeraray Kornayl Caarre, Gaadhigiisii Oo Ay La Baxsadeen Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

focus

Kooxo Hubaysan Oo Magaalada Qardho Ku Weeraray Kornayl Caarre, Gaadhigiisii Oo Ay La Baxsadeen Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

(SLT-Hargeysa)-Kooxo hubaysan ayaa saaka badhtamaha magaalada Qardho ku weeraray Kornayl Siciid Caarre, oo hoggaamiyaha Jabhad fadhigeedu yahay Puntland oo Somaliland ka soo horjeeda.

Kooxda ayaa ka xaystay gaadhigii gaar ka ahaa ee kornayl Siciid Cawil Caarre.
Wariyaha HCTV , ayaa sheegaysa in hadda ay socdaan waan waan Odayaasha deeganku wadaan oo la doonayo in kooxda lagaga soo celiyo Gaadhiga.

Illaa hadda ma cadda sababta ay kooxdani u dhaceen Gaadhiga kornayl Siciid Cawil Caarre, balse wararka soo gaadhaya Shabakadda Somalilandtoday ayaa waxa ay sheegayaan in kooxdan weerarka gaystay ay daba socoto weeraro hore oo ay gaysteen dad ay isku deegaan yihiin Kornayl Caarre oo la sheegay inay hore gaadhi u dhaceen,

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top