Connect with us

somalilandtoday.com

Ciidammada Booliska Somaliland Oo Xidhay Nin U Dhashay Dalka Itoobiya Oo Lagu Eedeeyay In Uu Aflagaadeeyay Madaxweyne Muuse Biixi

focus

Ciidammada Booliska Somaliland Oo Xidhay Nin U Dhashay Dalka Itoobiya Oo Lagu Eedeeyay In Uu Aflagaadeeyay Madaxweyne Muuse Biixi

(SLT-Hargeysa)-Ciidammada booliska Simaliland ayaa saaka xabsiga u taxaabay nin u dhashay dalka Itoobiya gaar ahaan qawmiyadda Oromada.

Nin Oromada ah ayaa waxa lagu eedeeyay in uu aflagaadeeyay oo uu caayay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi.

Ninkan ayaa waxa magaciisa lagu sheegay Aadan Ismaaciil, waxa aanu ka xoogsan jiray Xamaam ku yaalla badhtamaha magaalada Hargeysa sida ay dad goobjoog ahi u xaqiijiyeen shabakadda Somalilandtoday.

Aadan Ismaaciil ayaa waxa lagu xidhay saldhigga dhexe ee magaalada Hargeysa iyada oo lagu eedaynayo in uu aflagaadeeyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top