focus
9 Qodob Oo Ka Soo Baxay Shirweynihii Warbaahinta Somaliland
(SLT-Hargeysa)-Shirweynaha Qaran ee Warbaahinta Somaliland oo lagu lafo-gurayo horumarinta Saxafadda dalka iyo sidii daneeyayaasha Warbaahintu ay iskaga xog waraysan lahaayeen duruufaha jira, ayaa maanta ka lagu soo gabagabeeyay Huteelka Maansoor ee caasimada Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO