Connect with us

somalilandtoday.com

Muwaadin Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Toronto Dalka Canada

focus

Muwaadin Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Toronto Dalka Canada

(SLT-Canada)-Cimraan Faraax oo 20-jir ah waxa uu maalintii Khamiista ee la soo dhaafay u geeriyooday dhaawacyo bishan 21-dii ka soo gaartay Toogasho ka dhacday magaalladda Toronto ee dalkaasi.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Boliska Toronto ayaa lagu sheegay in Marxuumkaasi uu u geeriyodoay dhaawaca, iyadoo 2 kale oo da’doodu kala ahayd 19-jir iyo 50-jir si xun loogu dhawaacay Toogashadaasi, kuwaasi oo haatan lagu daaweynayo Isbitaal ku yaalla Toronto.

Boliska waxa hadal ah kama soo saarin Dembiilaha geystay Toogashadaasi, mana kala cadda in la qabtay iyo inuu baxsaday.

Muwaadinka Soomaaliga ee lagu dilay Toronto waxay ka dhigaysaa qofkii 96-aad ee sannadkan lagu dilo Toronto.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top