Connect with us

somalilandtoday.com

BURCO: Waddada Isku Xidhaysa Gobolada Saraar Iyo Buhoodle a Oo Qadhaan Loo Uruuriyay.

advertise

BURCO: Waddada Isku Xidhaysa Gobolada Saraar Iyo Buhoodle a Oo Qadhaan Loo Uruuriyay.

(SLT-Burco) Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa lagu qabtay kulan qaadhaan loogu uruurinaayay dhismaha Waddada isku xidhaysa Gobolada Saraar Iyo Buhoodle .

Kulankan oo ay ka qayb galeen Wafti u socotay dhismaha waddada oo qurbaha ka timi, Ganacsato siyaasiyiin iyo Odayaal waxa lagaga hadlay muhiimada Jidkaasi u leeyahay degaa ka.

Dhinaca kale Xubnaha guddida dhismaha waddada ayaa hore kulan ula yeeshay Madaxweynaha Somaliland Mud. Muuse Biixi Cabdi waxaana la filayaa inay doorwayn inay Xukuumaddu ka qaadato.

Somalilandtoday/Burco/ Office

Contact@somalilamdtoday.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top