Connect with us

somalilandtoday.com

Alle Hawnaxariste Fanaankii Kooshin Oo Canada Ku Geeriyooday.

focus

Alle Hawnaxariste Fanaankii Kooshin Oo Canada Ku Geeriyooday.

(SLT-Toronto) Fanaankii caanka aha ee Kooshin Yare ayaa kugeeriyooday Dalka Canada .

Alle hawnaxariiste Kooshin ayaa kamid aha Fananiintii sagashanaadkii siwayn Fanka uga shiday Dalka Canada. Wuxuu tumijiray Kabanka. Bahda Somalilandtoday waxay Tacsi u diraysa eheladii uu ka baxay Fanaan Kooshin iyo shacabka Soomaalida .

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top