Connect with us

somalilandtoday.com

BURCO: Xasan Ganay, Dacar, Cabdi Qays Iyo Dheeg Oo Hadraawi Wakhti Qaaliya La Qaatay +SAWIRRO

advertise

BURCO: Xasan Ganay, Dacar, Cabdi Qays Iyo Dheeg Oo Hadraawi Wakhti Qaaliya La Qaatay +SAWIRRO

(SLT-Burco) Abwaanada ugu caansan gayiga Soomlidu degto, oo kala ah Cabdi Aadan Xayd (Qays) Xasan Xaji Cabdillaahi (Xasan) Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg), Muuse Cali Faroor, Maxamed Aadan Dacar iyo aqoonyahano uu kamid yahay Jaamac Muuse Jaamac ayaa magaalada Burco wakhti xiiso Leh kula qaatay Abwaanka wayn ee Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi)

Abwaan Hadraawi oo ay sugaan wadaag iyo saxiibi dhaw yihiin Abwaanadan ayaa xasuus dheer ay wada galeen, waxaana wajigiisa ka muuqday farxad xad dhaaf ah.

Abwaan Hadraawi oo yara xanuunsaday baryihii u danbeeyay ayaa socdaalkan Saxiibadii oo Hargaysa uga yimi ay u ahayd siyaaro tariikhi ah.

Somalilamdtoday/Burco/Office

Contact@somalilandtoday.com

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top