Connect with us

somalilandtoday.com

Wadaadkii Mukhtaar Roobow Oo Xabsiga Laga Siidaayay.

advertise

Wadaadkii Mukhtaar Roobow Oo Xabsiga Laga Siidaayay.

(SLT-Baydhabo)Wararka ka imanaaya Baydhabo ayaa sheegaya In sheekh Mukhtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur ayaa shegaayo in Sheekha dhawaan lasoo deyn doono.

Sheekh oo haatan xabsi uga jiro magalaad Muqdisho ay maamusho wasaarada amniga gaar ahaan hay’adda nabad sugida ayaa lasheegayaa in dhawaan lasoo deyn doono.

Xogtaan ayaa ku dareyso in Sheekh haatan gor gortan kula jiro dowlada Soomaaliya laguna wado in laga xaal mariyo xabsigii ladhigay iyo waliba doorashadii Koofur Galbeed oo kamid ahaa musharixiinta ugu cad cad.

Rooboow ayaa dowlada Soomaaliya kasoo xirtay magaalada Baydhabo halkaas uga qeyb gali lahaa doorasho maalmo kahor kadhacday Baydhabo oona ku guuleystay musharixii dowlada ay wadatay.

Ilaha aan kasoo xiganay xogta ayaa shegaayo in Rooboow arintaas laga xaal marin doono ayadoo dowlada dhexe laga siin doono xil aan si rasmi ah loo ogeyn balse salka ku haayo amaanka.

Dowlada Soomaaliya ayaa shaqsiyaad sar sare oo katirsanaa kooxda shabaab ka mid dhigtay laamaha amaanka balse weli kuma guuleysan hanashada amaanka caasim

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top