Connect with us

somalilandtoday.com

Hablihii Lagu Caayay Buggii Wasiir Guri Barwaaqo Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Guurtidu Ku Ansixisay In La Gubo Bugaas.

advertise

Hablihii Lagu Caayay Buggii Wasiir Guri Barwaaqo Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Guurtidu Ku Ansixisay In La Gubo Bugaas.

(SLT-Hargaysa) Hablihii lagu aflagadeeyay buuga uu qoray Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay Guurtidu ka soo saartay qadiyada bugaas oo muran xoogani ka dhashay.

Hodan Abwaan Muuse Cali Faruur oo kamid ahayd hablihii hormuudka u aha ka dhiidhiga caydii bugaas ku qornayd ayaa qoraal kooban oo ay barteeda shabakada bulshada ee Facebook soo dhigtay ayay kaga hadashay. Qoraalkaas ayaa u dhignaa sidan .

“Halkan badan iyo tacab badan dabadi buki lagu dhawaq in laguboGolaha Guurtida somaliland ayaa Hada ku dhawaqay in la Gubo Buugi Wasiirka Wasaarada war Faafinta ee Guri Sadheeye . Golaha Guurtida Somaaliland waan ku bogaadinayaa shaqada Fiican ee ay Qabteen waxaynu sugnaba waa Madaxweyne Muuse Biixi isna siduu ka yeelo” Sidaa waxa tidhi Hodan Muuse Cali

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top