Connect with us

somalilandtoday.com

Deg-deg: Madaxwaynayaasha Somaliland iyo Jigjiga oo Hadda Wajaale Ku Kulmay.

focus

Deg-deg: Madaxwaynayaasha Somaliland iyo Jigjiga oo Hadda Wajaale Ku Kulmay.

(SLT-Wajaale)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo madaxweynaha degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cagjar ayaa hadda ku kulmay magaalada xuduudka ku taalla ee Tog-wajaale.

Madaxweyne Biixi ayaa dhinaca Somaliland kusoo dhaweeyay Mustafe Cagjar halkaasi oo ay labada madaxweyne kulan ku wada yeelan doonaan.

Madaxweyneyaashii hore ee Somaliland ayaa Addis Ababa kula kulmi jiray madaxda dawladda Itoobiya, hase ahaatee kulankani waxa uu noqonayaa kii ugu horreeyay ee noociisa ah ee dhex-mara madaxweyneyaasha Somaliland iyo degaanka Soomaalida

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top