Connect with us

somalilandtoday.com

War Deg-deg Ah: Mooshinkii La Doonayay In Xilka Lagaga Qaado Madaxweynaha Soomaaliya Oo Laga Noqday.

News

War Deg-deg Ah: Mooshinkii La Doonayay In Xilka Lagaga Qaado Madaxweynaha Soomaaliya Oo Laga Noqday.

(SLT-Muqdisho)-Warqad ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxa lagu sheegay in lagu noqday mooshinkii laga gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo.

Warqad ayaa ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa lagu sheegay in markii la tixgaliyay arrimo dhawr ah laga noqday mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxweyne Maxamed Cabdillahi Farmaajo.

Tallaabad lagaga noqday mooshinka ayaa la filayaa inay soo afjarto khilaaf cakiran oo u dhexeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Baarlamaaka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in News

To Top