Connect with us

somalilandtoday.com

SOMALILAND: Waddan Madaxdiisu Aanay Bulshadii Ay Xilka U Hayeen Ka War Haynin Iyo Sawir Naxdin Leh .

English

SOMALILAND: Waddan Madaxdiisu Aanay Bulshadii Ay Xilka U Hayeen Ka War Haynin Iyo Sawir Naxdin Leh .

(SLT-Hargaysa)Shacbiga Somaliland waxa marba marka ka danbeeya ku sii fidaaya baahida iyo sabool nimada, iyadoo ay hadda xaaladu gaadhay meel aanay xitaa gaadhin wakhtiyo Dadlku ka liitay, waxa abuurmay dabqado ummaduna isma ogoa iyadoo hal magaalo iyo hal waddan Lagu wada noolyahay. Gabadhan yari waxay xiligan oo dhaxan darani dhacayso hoos kududaa Biriishka Caasimadda Hargaysa. Madaxdii masuuliyada qaaday ma oga haday ogyihiina dan kama laha, markay wayday cid daryeesha ayay baahidu halkaas dhigtay.

Muuqalkani waa dareen aanu xamili karin damiirka nooli, cawradaa gabbalku cidlada ugu dhacay ummad ahaan waynu ku halaag mudan-karra. Masuuliyadda hoggaamiyihii lahaa dermo diirran ayuu dhaalacyaynayaa, Eebboow tus xaqa. Dhaxantaa dhacays waa u hoy la’aan, hu’ la’aan iyo hunguri la’aan. 


Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in English

To Top