Connect with us

somalilandtoday.com

SOOMALIYA: Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Safar Ku Tagay Turkiga

focus

SOOMALIYA: Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Safar Ku Tagay Turkiga

(SLT-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare , Mudane, Cabdi Xaashi C/llaahi, oo ka kooban Labadda Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray Dalka Turkiga, iyagoo halkaasi uga qayb galaya shirka Baarlamaannada Adduunka oo halkaasi ka dhacaya.

Guddoomiye, Cabdi Xaashi iyo wafdigiisa ayaa waxaa halkaasi kusoo dhoweeyay, xubno ka tirsan Baarlamanka Dalka Turkiga iyo Mas’uuliyiin kale.

Wafdigan ayaa inta ay ku sugan yihiin Dalka Turkiga waxay halkaasi kulamo gaar ah kula qaadan doonaan Madaxda Baarlamaanka Adduunka, iyo qaar ka mid ah Madaxda Dalka Turkiga.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top