Connect with us

somalilandtoday.com

War Deg Deg Ah: Sheekh Mukhtaar Roobow Oo La Afduubay.

focus

War Deg Deg Ah: Sheekh Mukhtaar Roobow Oo La Afduubay.

(SLT-Baydho) Wararka ka imanaaya  magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ee Dalkaasi Soomaaliya ayaa soo sheegaya  in goor dhawayd  Ciidamo  Itoobiya ahi ay xidheen Shiikh Mukhtaar Roobow Cali Abuu-mansuur oo kamid aha murashaxiinta maamul Goboleedka Koonfur Galbeed .

Ciidamada ayaa ninkaan oo murashax ah kala baxay Guri uu ka dagan yahay Baydhabo waxaana la maqlayaa rasaaas ka dhacaysa magaalada Baydhabo.

Xaaladda ayaa aad u kacsan waxaana jira cabsi xoog leh oo dhinaca amniga, Mukhtaar Roobow ayaa waxaa tartankiisa diidanaa Dowladda Dhexe ee Soomaaliya.


Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top