Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Iyo Ku-xigeenka Xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi Dheere Oo Dagaal Feedh Laysu Adeegsaday Uu Dhexmaray

advertise

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe Iyo Ku-xigeenka Xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi Dheere Oo Dagaal Feedh Laysu Adeegsaday Uu Dhexmaray

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe iyo Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE Axmed Cabdi Dheere ayaa dagaal gacan ka hadal ahi Wuxuu ku dhexmaray Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargaysa .

Sida warar xogogaal ah ay ku heshay Shabakada wararka ee  Somalilandtoday Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa feedh ku bilaabay Guddoomiye ku-xigeenka KULMIYE Sidaana waxa ku bilaabmay dagaalka, waxa jajabay muraayadihii indhaha ee ay xidhnayeen khasaare halis ahina ma dhicin.

Dagaalkan labada masuul ayaa siwayn looga hadal hayay Magaalada Hargaysa .

Somalilandtoday/Hargaysa/Office 

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in advertise

To Top